DAAWO VIDEO:Muuse Biixi oo Somalinimo Hada Fahmey Kuna Baqay Dowladnimo Somaliyed Dhismaheda Ka Shaqeynayaan

Madaxweynaha Maamulka Soomaliland Muuse Biixi Ayaa Qudbad Dheer ka Jeediyey Maalinta Ciidamada Maamulkaasi Loo Asteeyey,Waxaana uu ka Hadlay Arimo badan oo caalamka Ah.

Waxaa Sigaar uu Uga Hadlay Arimaha Soomaaliya,Gar Ahaana Dhisme Dowladnimo Soomaaliyeed Koonfurta Inay ka Qeyb qaadanayaan.

Halkani Hoose Video Ka Daawo

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

5 Comments

  1. KANI SOOMAALINIMO ABID KU BAAQI MAAYO EE….

    Muusoow waxba anaga ha ina sirin oo siddi siddi ha noo odhan oo sinta bidix ha inoo qaban. Waxba awooweyaashayo iyo taariikhdeenaas dahabiga ahayd ha inoo cuskanin oo ha inoogu soo xoqanin. Dadkaasu xididkoodii toleed ee u muqaddaska ahaa baa u qoyanaa oo u noolaa. Maanta marxaladdu aad ayay taas uga duwan tahay.

    Sababta ugu weyn ee ay xaajo isu beddeshay ayaa ah in ay Isaaqu xididkaas tolweynahan isku xidhayay faash weyn ku kala jareen oo la kala dhintay. Xeer dhaqameedkii sooyaalka inoo ahaa baydun Isaaqoow ku tumateen oo aydun ka door biddeen qaddiyad jabhadeed oo faasid ah. Idinka ayaa kuwii tolnimadaas sida taxadarka leh u dhowrayay dhagar u maleegay oo hubkii qaranka ee idiin dhexeeyay inta boobteen kula dul dhacay. Godobbadii idin ka kala xarinnaa idinka ayaa kass ugu dhacay oo ka galay.

    Xididkaas Woqooyinimo haddii uu go’ay xididka keli ah ee soo hadhay oo dib iskugu kiin xidhi kara waa kan Soomaaliyeed iyo qarannimadiisa guud. Waxa aydun doontaan soo cuskada, hadal dambe oo idiin bannaani ma jiro. Waxshinimadii SNM ha idiin ka saarto.

  2. Soomalinimada ku teh..horta meeshan ma habar tii MAAMO MALYUUN baa qorta?!

    Adeer Soomalinimada NAKAA WASNA oo waliba dhalfaynee bal adigu xaarka iska mari waataas oo 30 sano ka hor baan kuu tuurnay markaad ku xaartee.

    Laangaaybada Waqooyi Aka Somaliland Hayska Quuqleeyaan…IGA walaan Cidina u joojinayn!!

    God bless Somaliland!

  3. Taajka Maakhir…

    Dadka Minority ah gaar aaahaan harti ga waqooyi hayska qeeyliyaan..Maqaaxidan Somaliland waxay u shidan tahay ISAAQ…markaa wax dhib ah ooy nagu hayso qeeyladadu ayaan jirinba..

    Sanadkan Cusub ee biloowga ah waxaan balan idiinku qaaadayaa in Somaliland Xaduudkeega Gaadhi doonto.

    God bless Somaliland!

  4. @sOmalilander aka Xaaji Saalax aka Mubarik Yusuf aka A…;

    Magacyada badan waa sababta dad badan meeshan looga cunaqabateeyay.

    Sida aan xasuusto muddo 5 sano ah ayaad halkan kaga hadaaqeysay “xuduudaheedaanu soo xidhaynaa” haddana halkiinii ma aydan soo dhaafin maandhe.

    Cabaqada ugu weynina waxaa weeye gobteenan aad “minority” ku tilmaantay oo la’aanteena aydun iidoorkiinu 30 sanadood Hargeysa iyo Burco ugu banjadhsanaydeen sida aad ogtahay ba. Hartiga la’aantood wax geyigan ka qabsoomi kara ayaan ba jirin sida idiin bayaanka idiin ku caddaatay.

    We are the real kingmakers in this region, taas ku bishaarayso. Ama barooro ama caay afka furo maa yanfac.

  5. KADAABIIN WAAR goorma ayuu madexweynaha Somaliland ka hadlay dawlad Somaliyeed beenta umada ka daaya Somaliland weligeed midnimo ku sheeg dambe la qaadan mayso Somalia waxaanu u haysanaa in wax Somalia la yidhaa aanay jirin ba shalayto sheikh Sherif wuxuu sheegay in Shabab xukunto Muqdisho.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*