DAAWO VIDEO:Sir Wixii Yaabka Laha Farmaajo Hargeysa Tago,Aqbalada Bixi Iyo isbadalka Kale.

Xog La Helay Ayaa Sheegaya Inuu Madaxweynaha Somaliland Aqbalay Booqashada Farmaajo ee hargeysa Lakiin uu isbadaley Kadib dareenka Shacabka Soomaliland.

Video Hoos Ka Daawo

waxaa Muuqanaya Isku Soodhawaansho Dowlada Faderalka iyo Soomaliland iyadoo tVga qaranka Laga Bahaiyey Qudbada Biixi.

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

1 Comment

  1. Waxgaradka iyo saxaafadda Soomaaliyeed waxa khuseeya ma aha danaha Abiy Ahmed oo ay isku hawliyaan ee waxaa weeye ka talinta danaha ummaddooda Soomaaliyeed. Waxaa uu waajibkoodu yahay in ay masaaliixda Soomaalida ay ka dhasheen ka faalloodaan oo ay fursadaha qaaliga ah ee Ummadda Soomaaliyeed uuga haawanaya saxarka baxaya falanqeeyaan oo waqtigooda qaaliga ah iyo aqoontooda ba ku lummiyaan.

    Doqomo ahbal ah uun baa cadoowgooda ujeeddooyinkiisa iyo dhagrahiisa ku daba mashquula oo firaaqadooda iskaga khasaariya, halka ay fariiddadu dhaqdhaqaaqyada nacabkooda inta ay qummaati u darsaan u adeegsada fursado ay cadoowgaasi iskaga caabbin karaan oo ay dhagrahiisa dib ugu boori karaan. Maryoolay iyo maangaabnimo weligood bay mataano ahaayeen oo waa waxa maanta habowgaa ka yeelay.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*