DAAWO VIDEO:Sirta Sucudiga Iyo Israel Ku Heshiyeen ee Iran Iyo Falastin Ka Dhan Ah.

Sida ay qortay axios Dowladaha Mareykanka, Israa’iil iyo Imaaraadka Carabta ayaa yeeshay kulan qarsoodi ah oo ka dhan ah Dowladda Iiraan.

Kulankaan oo ahaa mid qarsoodi ah ayaa waxaa lasoo  sheegay inay seddexda Dowladood uga hadleen sidii xal looga gaari lahaa xiisadda u dhaxeyso Dowladaha Mareykanka iyo Iiraan si Bariga Dhexe u noqdo aag nabadoon.

Halkani Hoose ka Daawo

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*