DAAWO:- Xildhibaan soo bandhigay Khiyaanada ay Gobolka Sanaag kawadaan Maamulada Puntland iyo Somaliland.

 

Xildhibaan C/rixmaan Dhoore oo Kamid ah xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Puntland ayaa ugu baaqay bulshada Gobolka Sanaag inay dhug u yeeshaan isbedelada socda ayna u diyaar garoobaan sidii ay uga tashan lahaayeen masiirkooda, miisaska lagu gorgortamo in ay tagaan”

Waxa uu ka hadlaayey Kulan ay qabatay Xarunta HADAF ee Cilmi-baadhista iyo Horumarinta- Badhan, oo ku saabsanaa “Dardar-gelinta waxqabdaka Bulshada rayidka ah ee Gobilka Sanaag.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

5 Comments

  1. DEGDEG:

    Ciidamada Qaranka Somaliland oo saaka ku quraacday tuulada HADAAFTIMO…goor dhoow filo Video maxaabiis iyo gaadiid dagaal oo Lasoo qabtay.

    Hooraaaa Looooo Socoonayaa.
    Guuul Somaliland!

  2. Xaarka Maakhir..

    Kkkk war bal waran maanta maxaad haysaa?!

    Ka waran HADAAFTIMO…sakaa kabtay ma aragteen baa ka dhacdaye.

    Waxaan arkayaay SHIINE CULAY oo Facebook ka dhex barooranayaa oo leh sadex wiil oon waalalo nahay baa cidaanka Qaranka Somaliland ku dileen HADAAFTIMO.

    Raga intay soo dhagax tuuraan bay hadana yaacayaan…dhabayaco qaaweeyn.

    God bless Somaliland.

  3. @Landless Loser,

    Rako yeelo oo magaacaga aynu kugu naqaanno nin rag ah sidiisa ku soo gal marka hore.

    Wax laga warramaa meeshan ma yaallaan maandhe waayo:

    1. “somaliland” wax dhab dunida uga jira ma aha ee waa nooc xanuunnada dhimirka ka mid ah oo kuwa ku hadaaqa na reer waalanka beri hore lagu daray sidaada.

    2. Woqooyi Galbeed maleeshiyo reereed iidoor oo aan la is tusi karin baa qoryo isla wada hor taagan oo Awdal na maleeshiyo Samaroon ah ayay qoryo isku hor haystaan.

    3. Sool iyo Sanaag iyana waxaa mar ba isku diriraya waa maleeshiyo reereed beelahaas ka tirsan oo ay dabaqoodhiyada iyo dabadhilifyada iidoor ee dhuuniqaateyaasha ahi qoryaha isugu dhiibeen.

    Beelo iyo reerahooda oo ay belo isku wada sallidday weeye waxa meelahaas isku baacbaacsanaya ina wagaashloow. Kuwiinan dhimirka la’ si kale wax isu tuseen. Marqaankii na waa idiin sii dheeryahay.

    demha demha demha!

  4. War Puntland waxba idinkama rabtee, iska saara dhabadhilifyada cadowga idinku soo hogaaminaya, yaan la idinka faaiideysan. kuwaas degaan iyo qabiil midna idinlama aha, nin Gebiley dadka soo watay, in uu wax idin yeeleeyo. runta ka hadla, meel baad la,dihiine.

  5. K
    Kk
    Kkk
    Kkkk
    Kkkkk
    Kkkkkk
    Kkkkkkk
    Kkkkkkkk
    Kkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*