DAAWO:- Xildhibaanada kasoo jeeda Puntland ee kujira Federaalka oo ku hanjabay in ay is casili doonaan “Sabab Cajiib ah”.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ku matala deegaanada Puntland oo manta kulan isugu yimd waxa ay kaga hadleen khilaafka ka dhaxeeya Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya iyo tan Dowlad Goboleedka Puntland.

Mudanayaashaan oo warbaahinta la hadlay kulankooda kadib waxa ay wax laga xumaado ku tilmaameen in xiligaan uu xoogeysto khilaafka salka ku haya qaadista imtixaanka sanadeedka iyo bixinta shahaadada.

Xildhibaan Maxamuud Axmed Ciise Maas oo kamid ah Xildhibaanada Madasha ka hadashay waxa uu nasiib darro ku sifeeyay in aan Wasiir Goodax ku wargelin go’aanka uu qaatay, iyagana ay warbaahinta ka maqleen.

Wafdi isugu jiro Xildhibaano iyo Wasiiro ayuu sheegay in ay isku afgarteen Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre bixinta Shahaadada, balse uu ka baxay Wasiir Goodax sida uu hadalka u dhigay.

Xubnihii  labada gole ee Dowladda ee wada hadalka la galay Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya ayuu tilmaamay in ay dib ugu laabanayaan Garoowe si madaxda iyo qaybaha kala duwan ee Puntland ay kaga hadlaan xalka arrintaan.

Xildhibaan Maxamuud Axmed Ciise Maas ayaa sheegay in dood adag ay ka qabanaan go’aanka Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya uu ku gaaray in aanu bixin Shahaadada Ardayda Deegaanada Puntland.

Waxa uu ku hanjabay in hadii la diido Shahaadada Ardayda aysan kasii mid ahaan doonin Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ay ku matalaan Puntland sida uu hadalka u dhigay.

Xildhibaanno si adag uga hadlay xannibaadda Wasiir Goodax ku sameeyay shahaadada Ardayda Puntland

Xildhibaanno si adag uga hadlay xannibaadda Wasiir Goodax ku sameeyay shahaadada Ardayda Puntland

Posted by SBC Somali TV on Monday, February 3, 2020

Madaxda sare ee Dowladda Federaalka waxa ay ka dalbadeen in si deg deg ah ay usoo farageliyaan, maadaama ay ka sareeyaan Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya.

Wasiirada Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedka Puntland ayaa isku khilaafsan bixinta Shahaadada Ardayda kunool deegaanada Maamulkaasi, kadib markii Dowlad Goboleedkaas uu ka hor yimid Imtixaan sanadeedka Dowladda Dhexe ay qaado.

2 COMMENTS

  1. If Puntland and indeed Somalia are to be saved from slipping into further disintegration at such a crucial time, the media focus should now be firmly placed on the masses and away from the impotent political class. Puntland and wider Somali media channels are committing a grave blunder and a serious dereliction of their journalistic duty to the Somali masses and their nation.

    The degree of ignorance enveloping the masses about the rapid changes occurring on the international stage and their profound implications on the Somali people and their strategic Horn of Africa region is, to say the least, utterly tragic. Instead of sticking to the neutrality and objectivity that underpin constructive mass media and journalistic excellence, the plethora of news reporting agencies in Puntland and Somalia have allowed themselves to be reduced to mere spectators of the dirty politics crippling their country and, in most cases, even serving as mouthpieces for the corrupt as well as impotent politicians’ divisive and highly toxic politics.

  2. All media and journalistic outlets in Puntland must change tack immediately and turn their whole focus on liberating the masses through informative reporting and mass erudition aimed at empowering them and enabling them to acquire full ownership of their common destiny and representative self-determination. There are blissful economic winds triggered by the crisis in the Hormuz strait which are on course to making landfall on the Red Sea/Indian Ocean corridor in the near future. The sister Somali states of Somalia and Jabuuti happen to have struck the greatest luck as the direct beneficiaries of these blissful economic windfalls, being the nations sitting on the Red Sea/ Indian Ocean maritime route.

    Puntland’s media should play their crucial role in awakening the masses to these great fortunes heading their way and prepare them politically to harness these fortunes by remodeling Puntland’s ineffective and outdated political structure into a robust and inclusive modern democracy. That is what is at stake here, and the twin media outlets of Puntlandtimes and Marqaan News must quickly assume the leadership role in this race to the top.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here