Saturday, June 6, 2020

Monthly Archives: March 2020

XOG CULUS:Itoobiya oo Somaliland Qorshe Kale Somaliya Ku cadaadinaysa Inuu Raysal Wasaare Khayre hargeysa...

2
Raysal Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa, la Sheegay in uu Wali Waddo qorshihii uu Hore ugu Soo bandhigay Muuse Biixi Cabdi, ee ku Saabsanaa...

DAAWO VIDEO:Dagaal Shinaha Iyo Maraykanka bada Ka Qarxay Awooda China ee Ka Dulmartay Maraykanka.

0
Ugu yaraan saddex maraakiibta dagaalka Mareykanka iyo laba markab oo kuwa ilaalada xeebaha ah ayaa ka qeyb qaatay laylisyada milatariga, iyo sideed maraakiibta ilaalada...

Alshabaab oo Toogasho ku dilay dad ay ku sheegeen in ay Basaasiin u ahaa...

0
Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa sheegay in ay magaalada Buu’aale ku toogteen lix nin oo lagu eedeeyey inay ka tirsan yihiin “basaasiin”. Wararka ay baahiyeen warbaahinta taageerta...

QORMO:- Coronavirus Soomaaliya waa uu uga daran yahay Gaajo!

1
Shacabka Soomaaliyeed waxa ay kunool yihiin Duruufo kala duwan, waxaana walwal ay dareemeen kolkii Fayruska Corona saddex kiis kamid ah ay Shaacisay Wasaaradda Caafimaadka...

DAAWO Muuqaal:- Somaliland oo faahfaahin ka bixisay laba ruux ee laga helay Cudurka Coronavirus.

0
Wasiirka Caafimaadka Soomaliland ayaa Shaaciyay in Laba Qof oo Ku Sugan Magaalooyinka Burco iyo Berbera Laga Helay Caabuqa Coronavirus . Labadan Qof ayaa Kala ah...

Wasiir katirsan Jarmalka oo isku dilay Cabsi uu ka qabo Coronavirus Darteed!.

0
Wasiirka Maaliyada ismaamul goboleedka Hesse ee dalka Jarmalka ayaa is-dilay kadib markii uu si qoto dheer uga murugooday  qaabka uu u xalin doono saameynta...

Degdeg:- Somaliland oo shaacisay laba kiis oo kusaabsan Coronavirus oo laga helay laba magaalo.

0
Somaliland ayaa xaqiijisay Kiisaskii ugu horreeyay ee Cudurka Corona Virus. Wasiirka Caafimaadka Somaliland ayaa sheegay in ka dib markii baaritaano lagu sameeyay dad horay looga...

DFS oo war kasoo saartay muwaadin somaliyeed oo lagu dilay Dalka Koonfur Africa.

0
Xalay fiidkii Dhexe ayaa waxaa Burcad Koonfur Afrikan ah ay Gudaha dalkaasi ku dileen Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu Magacaabi jirey Yaasiin Maxamed,waxana dilkaasi ka...

QM oo Fariin ku saabsan Corona udirtay Madaxda Doweladda Somalia.

0
Soomaaliya iyo dalal kale oo badan oo adduunka ah, waxay wajahayaan xilligaan caqabadda aan horay loo arag ee ka dhashay cudurka coronavirus (COVID-19),kaas oo...

Maxaad kala socotaa Wadamada Africa ee aan wali laga helin cudurka Coronavirus?.

0
Lix dal oo ka mid ah 54-ka dal ee qaaradda Africa ayaa ku jir liiska dalal yar oo faro ku tiris ah, oo weli...

Xiisad dagaal oo balaadhan oo ka taagan deegaano hoostaga magaalada Kismaayo.

0
Wararka laga helayo gobolka Jubada Hoose  ayaa sheegaya in xiisad dagaal ay ka taagan tahay duleedka galbeed ee magaalada Kismaayo halkaas oo maalmihii la...

DAAWO:- Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida oo xukuno ku riday dad kala duwan.

0
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida qeybta 60aad ayaa Maanta waxaa ay xukuno kala duwan ku ridey Askar lagu eedeeyey dambiyo kala duwan oo ka dhacay...

Muwaadin somali ah oo lagu dilay Koonfurafrica xilli dalkaasi uu ku jiro xaalad degdeg...

0
Muwaadin soomaaliyeed ayaa waxaa xalay lagu dilay dalka koofur Afrika, kadib markii kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ay muwaadinkan ku dileen goobtiisa ganacsiga. Muwaadinka la...

Baadari Ugaandhees oo beeniyay in Africa uu ka jiro Cudurka Coronavirus + Dowladda oo...

1
Dowladda Uganda ayaa ku eedaysay baadari dalkeeda u dhashay inuu dadka taabacsan u sheegay in cudurka safmarka ah ee Covid-19 uusan ka jirin qaaradda...

Jubbaland oo wada olole looga hortagayo fatahaad uu sameeyo webiga Jubba ee mara deegaanada...

0
Wasaarada beeraha iyo waraabka dawlad goobleedka Jubbaland ayaa deegaanada Buulaguduud iyo Wirkoy ka wadda xiritaanka ilaa 3 goobood oo kamid ah faraha uu wabiga...

SAWIRO:- Hirshabeele iyo Galmudug oo lagu wareejiyay agab loogu talagalay kahortagga Coronavirus.

1
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS ayaa maanta agab loogu talagalay kahor tagga cudurka Coroanavirus ku wareejisay Dowlad Goboleedyada Galmudug iyo Hir-Shabeelle. Deeqdaan waxaa bixiyay...

IGAD Awood ma uleedahay in ay si wada jir ah uga hortagto Cudurka Coronavirus?.

1
Madaxda Ururka Goboleedka IGAD oo ay ku mideysan yihiin Dowladaha Soomaaliya, Jabuuti, Itoobiya, Kenya, Uganda, Eretareeya, Suudaan iyo Koofurta Suudaan waxa ay ka shireen...

DAAWO VIDEO:Cunada Iyo Habka Kaliya Ka Difaaci Kara Karoona Fayras Naftaada Difaaceeda.

0
Saynisyahanada Cudurka Corona Ayaa Soo saaraya Qofkasta oo Halis Ugu Jira Cudurkani Inuu Yahay Qof Ka Difaaciisa yar Yahay,Iyadoo Cudurada Kalaba Nooc kasta oo...

DAAWO VIDEO:Qudbada MD Farmaajo Dhanka Internetka Shirka IGAD Shirarkii Madaxda Dunida Internet loo Badaley.

0
HADAL-JEEDINTA MADAXWEYNAHA JFS MUDANE MAXAMED CABDULLAAHI FARMAAJO EE SHIR MADAXEEDKA GAARKA AH EE DALALKA IYO DOWLADAHA IGAD EE KU SAABSAN CORONAVIRUS (COVID-19) ISNIIN, 30-KA MAARSO,...

DAAWO VIDEO:Yaab 4 Qof Hargeysa Ku Tagey Itobiya Airline oo Fayska Corona Laga Helay,Somaliland...

1
Jabuuti Ayaa Qabatay Axadii Dad 4 Ruux oo kasoo Galay Jabuuti Dhinaca xadka Soomaliland ee Lowyacado,Dadkani Ayaa Diyaarada Itoobiya Airline Waxay Gaysey magaalada Hargeysa...

DAAWO:- DFS oo amartay in la xiro goobaha diinta lagu barto sida Dugsiyada Quraanka...

0
Wasiirka Wasaaradda Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta Xukuumadda Soomaaliya Sheekh Nuur Maxamed Xasan ayaa sheegay in la xirayo  Dugsiyada lagu barto Qur’aanka Kariimka si...

SAWIRO:- Puntland oo Caawa qaad badan ku gubtay Gudaha magaalada Boosaaso kadib amarkii kasoo...

0
Taliska Qeybta Booliska Gobalka Bari Oo Ka Shanaayay Mamulka Gobalka Bari Iyo Kan Dagmada Bosaaso Sarakiisha Ciidamada Gobalka Ayaa Cawa Meel Fagaare Ah Ku...

DFS oo amartay in la fasaxo dad Muqdisholoogu hayo shaki kusaabsan Cudurka Coronavirus.

0
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa amartey in la siidaayo Afar Ruux oo looga shakisnaa inay qabaan Cudurka Coronavirus,kuwaas oo lagu karantiiley isbitaalka UN/AMISOM ee...

AKHRISO:- Warbixin ka hadlaysa Masuuliyad darrada kajirta Gudaha Puntland “Kor ayay Ka Qurxoon Tahay...

1
Xalay Waxaan usoo joogay Cisbitaalka Garoowe oo Xaalad adagi kajirto oo dhawaacii Qaraxiii xalay Yaalo ,Boqolaal dad ah ayaa isbitaalka Yimid si ay dhiigoodu...

Dowladda Imaaraatka oo Xaqiijisay in lahelayqof somali ah oo qaba Coronavirus.

0
Wakaalladda Wararka dalka Imaaraadka Carabta ee WAM waxay baahisay in Muwaadin Somali ah uu  ka mid ahaa 63-qof oo Shisheeye ah oo laga helay...