DAAWO:- Jubbaland oo soo saartay awaamir culus oo kusaabsan cudurka Coronavirus

Guddiga heer dowlad goboleed ee loo xilsaarey ka horataga Caabuqa Coronavirus ee Maamulka Jubbaland ayaa waxaa ay soo saareen go’aano dhowr ah oo looga hortagayo Cudurkaas oo dad badan ay u dhinteen.

Guddigaan oo Heer Wasiiro ah ayaa waxaa ay soo saareen Lix qodob oo ay ugu muhiimsan yihiin in la fasaxay labada todobaad Goobaha Waxbaraashada, in la joojiyey isku imaatinka in la xiro Masaajida qeybta dadka ay ku weesa qaataan, in la yareeyo dhaq dhaqaaqa xaduudaha deegaannada Dowlad Goboleeka Jubbaland iyo qodobo kale.

Guddiga ka hortagga iyo u diyaargarowga xanuunka Covid-19 oo soo saaray amarro looga hortegayo caabuqa Corona

Guddiga ka hortagga iyo u diyaargarowga xanuunka Covid-19 oo soo saaray amarro looga hortegayo caabuqa Corona

Posted by Jubbaland TV on Tuesday, March 24, 2020

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*