DAAWO:- Madaxdii hore iyo Madaxda hadda ee Puntland oo si Wadajir ah IILKA udhigay Marxuum Gujir

 

Ka qeybgalka Aaska Qaran waxaa Madaxweynaha ku weheliyey Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawil, Guddoomiye Ku-Xigeenka Koowaad ee Golaha Wakiilada Puntland Abuukaate Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan, Xildhibaano ka tirsan Labada Aqal ee Soomaaliya oo uu ka midyahay Madaxweynihii hore ee Puntland Senator Cabdiraxmaan Faroole, Madaxweynihii hore ee Puntland Abdiweli Maxamed Cali Gaas, Xubnaha Goleyaasha Dowladda Puntland, Maamulka Degmada, Saraakiisha Laamaha Amniga, Hogaanka Dhaqanka iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada Garoowe.

Af-hayeenka Ahna Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Dowladda Puntland, Mudane Jaamac Dabaraani ayaa warbaahinta la hadlay oo uga warbixiyey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here