DAAWO Muuqaal:- Somaliland oo faahfaahin ka bixisay laba ruux ee laga helay Cudurka Coronavirus.

Wasiirka Caafimaadka Soomaliland ayaa Shaaciyay in Laba Qof oo Ku Sugan Magaalooyinka Burco iyo Berbera Laga Helay Caabuqa Coronavirus .

Labadan Qof ayaa Kala ah Nin u dhashay Dalka China oo Ku Sugan Magaalada Berbera iyo Muwaadin Reer Somaliland ah oo Ku Sugan Magaalada Burco Haystana Dhalashada Dalka Ingiriiska.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here