DAAWO:- Puntland oo Mamnuucday in Masaajida lagu nagaado wax kabadan 15Daqiiqo Xitaa Salaadda Jimcaha

Kulan Magaalada Garoowe ay ku yeesheen culimaa udiinka Puntland iyo wasiirka cadaaladda ee maamulka Puntland ayaa badal lagu sameeyay amarkii dhawaan soo baxay ee lagu xirayay masaajidada.

Waxaa lasoo saaray amaro kale oo ku saabsan qaabka ay u furnaanayaan masaajida iyo waxyaabaha laga doonayo culimada, waxaana kamid ah amarada cusub.

in Masaajida ay sii furnaadaan ilaa iyo inta laga arkayo kiiska ugu horeeya ee CoronaVirus

In Masaajidada aan lagu nagaan karin wax kabadan 15Daqiiqo oo Xittaa Sunnooyinka ka dambeeya salaadaha Faralka waxaa lagu tukan doonaa Guryaha.

In dadka ay kasoo weysa qaataan guryahooda oo la xiro goobaha weysada iyo suuliyada masaajidka.

Halkana kadaawo wasiirka cadaaladda ayaa sharaxaya Qodobada

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*