DAAWO:- Qodob Khuseeya Khaatuma oo lagu soo daray Shirkii Habar-Jeclo iyo Garxajis “Dhulbahante waa walaalahayaga…”

Waxaa maalmihii ugu dambeeyay socday shirwayne loogu magac daray Samatalis kaasi oo lagu dhameeynayay xurgufta udhaxaysa Beelaha Garxajis iyo Habarjeclo, iyadoona gabagabdiisa laga soo saaray warmurtiyeed ka kooban dhowr qodob.

Qodobada kasoo baxay shirka waxaa kujiray qodob quseeya Khaatuma oo umuuqanayay in lagu bogaadiyay shirka sidoo kale loo jeediyay talooyin iyo baaq muhiim ah oo khuseeya dadka ku abtirsada Beelaha Dhulbahante.

Halkaan Hoose ka daawo

1 COMMENT

  1. ASC.
    Soomaali oo dhan baa wax isu wada ah.Beelaha Isaaq ee la yiri waxay yiraahdeen Dhulbahante waa walaalahayo waa run oo waxyaalo badan bay isu yahiin.Dhulbahante badana isku deegaano bay yahiin.Laakiin meesha kama maqna siyaasad ay hargeeysa hormuud u tahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here