DAAWO VIDEO:Yaab 4 Qof Hargeysa Ku Tagey Itobiya Airline oo Fayska Corona Laga Helay,Somaliland Damiin Kusii Deysey.

Jabuuti Ayaa Qabatay Axadii Dad 4 Ruux oo kasoo Galay Jabuuti Dhinaca xadka Soomaliland ee Lowyacado,Dadkani Ayaa Diyaarada Itoobiya Airline Waxay Gaysey magaalada Hargeysa Kadibna Iyagoo xadka Ka Galay Dhanka Jabuuti.

Soomaliland Ayaa Ceeb kala Kulantay Xanuunka Caroona Kadsib markii dadkii Imanayey Hargeysa ee la karantiilay Damiin Lagu Siidayey,halka Qaar kalana lacag laga Qaatay.

Jabuuti Ayaa Xidhaysa Xadka Ay la Wadaagto Soomaaliya Gobolada Waqooyi.

Halkani Hoose ka Daawo

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here