Degdeg:- Puntland oo amar ku bixisay in la xiro dhamaan masaajida kuyaal deegaanadeeda

Puntland ayaa amar ku bixisay in la xiro masaajidada ku yaal deegaanadeeda muddo Laba Todobaad ah si looga digtoonaado Coronavirus

Wasiirka Cadaalada dowladda Puntland Cawil Shiikh Xaamud oo ka hadlay shir jaraa,id oo ay qabteen guddiga hortaga covid-19 ayaa amarkaan ku shaaciyey.

Faahfaahinta Muuqaalka Gowdhaw filo Insha allah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here