Degdeg:- Sargaal muhiim ah oo katirsan Alshabaab ayaa lagu qabtay Gobolka Shabeelaha Hoose.

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay ciidamada kumaandooska Soomaaliya ee Danab ay gacanta ku soo dhigeen sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab, kaas oo laga qabtay meel u dhaw degmada Wanllaweyn ee gbolka Shabeellada Hoose.

Guutada 1-aad ee ciidanka Danab ayaa la sheegay in xalay ay gudaha u galeen degmada Wanllaweyn, isla markaana ay nolosha ku qabteen Ibraahim Maxamed Rooble oo ku sugnaa xaafad ka tirsan magaalada.

Sarkaalkaas ayaa waxaa la sheegay in Al-shabaab uu u qaanbilsanaa dhan canshuuraha, sidoo kalena uu ka tirsanaa amniyaadka gobolka Shabeellada Hoos, sida ay sheegeen saraakiishii hoggaamineysay howgalkaas.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*