SAWIRO:- Puntland oo Caawa qaad badan ku gubtay Gudaha magaalada Boosaaso kadib amarkii kasoo baxay Garoowe.

Taliska Qeybta Booliska Gobalka Bari Oo Ka Shanaayay Mamulka Gobalka Bari Iyo Kan Dagmada Bosaaso Sarakiisha Ciidamada Gobalka Ayaa Cawa Meel Fagaare Ah Ku Gubay Qaad Si Sharcidaro Ah Loogu Dhex Ibinayay Gudaha Magalada Bosaaso kadib Markii Cidamada Ay Manta Howlagalo Ku Soo Qabteen Taas Iyadoo Lafulinaayo Amarkii Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr Said Abdulaahi Deni Si Shacabka Puntland Ay Naftooda Uga Ilaaliyaan Cudurka #Coronavirus

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here