Saturday, May 30, 2020

Monthly Archives: April 2020

DAAWO VIDEO:Maraykanka oo Helay Daawada Covid19 Iyo Mida Ugu Haboon Aduunka loo Isticmaali Doono...

0
Sarkaalka ugu sarreeya ee Mareykanka u qaabilsan ka hor-tagga cudurka caabuqa ayaa sheegay in dawada Remdesivir ee lagula dagaalo fayruska, oo ay sameyso shirkadda...

DAAWO VIDEO:Fadeexad Bin Salman Gabadhi Jamal Khajooqi Isku Dayey Telefoonkeeda Kadib Weerar Ay Ku...

0
Maxamed Bin Salmaan Ayaa Bilaabay Burcad Badeednimo ka Dhan Ah Kuwa Kasoo Horjeeda oo Ay kujirto Gabadha U Doonanayd Jamaal Khaajooqi. Isla Qoraalka Ayaa haweenayda...

Xildhibaan Puntland oo Bixiyey Lacag 150.000 Kun oo Dollar Gurmadka Qardho.

2
Xildhibaanada Ka Tirsan Dowlada Faderalka Soomaaliya Qaar ka Mid Ah Doorasho Deegaankoodana Tahay Puntland Ayaa Bilaabay Inay Dhaqaale Uga Qeyb galaan Fatahaada Magaalada Qardho. Xildhibaan...

DFS oo Gurmad Deg-deg ah geeyneeyso Baardheere !

0
Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Siciid Xamse ayaa ka warbixiyey xaaladda binu aadantinimo ee aadka u culus oo la...

Kashifaad: Hir-shabelle Gurmadka loo diray iyo Kirada Diyaarada yaa qiimo sareeyo !

0
Dowladda Soomaaliya ayaa Agab Caafimaad oo loogu talo galay la dagaalanka iyo ka hortagga COVID-19 waxaa ay geysay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hir-Shabeelle. Diyaaradda...

Gaadiidkii ugu badnaa oo ku xayiran Gobolka Bari & Wararkii ugu Dambeeyay

0
Waxaa hakad galay isku socodka dadka iyo Gaadiidka Magaaloouinka kala duwan ee Dolwad Goboleedka Puntland,kadib markii saacadihii la soo dhaafay ay ka da’een Roobab...

Puntland oo Xaqiijisay in ay Hal-milyan ka Heshay DFS

0
Gudigha Sare ee Dowladda Puntland u qaabilsan Gurmadka Fatahaada Magaalada Qardho, oo xalay warbaahinta kula hadlay Qardho, ayaa ka warbixiyay halka uu marayo Gurmadka. Wasiir...

Shiikh Shariif oo soo saaray War Deg-Deg ah oo Ku wajahan DFS & Beesha...

1
Madaxweynihii hore ee Dowladii KMG aheyd ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran ee Sheekh Shariif  Sheekh Axmed ayaa ka hadlay daadad ku dhuftay...

Faah-faahin: Biriq Dad ku dishay Dhuusa-mareeb

0
Wararka Marqaan ay ka heleyso deegaano duleedka Bari ka xiga Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in dad hal qoys ka...

Maamulka Gobolka Banaadir oo ka jawaabay cabasho shacabka !

0
Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Axmed Xasan Iimaan iyo Guddoomiye Kuxigeenka Howlaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Cumar Cali Cabdi oo ay...

Kheeyre oo si adag ula hadlay Beesha Caalamka !

0
Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyreiyo mas’uuliyiin ka socota midawga Afrika, IGAD, Qaramada Midoobay, Midawga Yurub, Turkiga, Ingiriiska, iyo Mareykanka, ayaa Mareegta...

DAAWO VIDEO:DEG DEG Turkiga oo Sheegay Inuu Qaarajinayo Hogamiyaha Libiya Dignin U Diray Imaraad...

1
Turkiga ayaa ku eedeeyay taliyaha militariga bariga Libya Liibiya Khalifa Haftar in uu doonayo "in uu abuuro kalitalisnimo militari" waxa uuna wacad ku maray...

War kasoo yeeray Gabadhii u Dooneed Wariye Jamaal Khashoggi oo Sacuudiga Cabsi geliyay...

1
Gabadhii u doonneyd saxafigii la dilay Jamal Khashoggi ayaa ugu baaqday ugu baaqday horyaalka Ingiriiska ee Premier League in ay horistaagaan in Sacuudiga ay...

Axmed Madoobe oo ka dib Safarkiisii Nairobi arrimo kala Duwan ka hadlay !

1
Madaxweynaha Jubbaland oo Maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa ka hadlay dhibaatada  ka dhalatay fatahaada uu Wabiga Jubba...

Xil-dhibaan oo si adag uga hadlay Khilaafka DFS & Jubbaland !

1
Xildhibaan Cabdi Rashiid Maxamed Xidig oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo Xubnihii Isbedel-doonka Jubbaland ayaa ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya Madaxda...

DAAWO VIDEO:Naciima Jookar Oo Dacwad Ka ah Taleefanka Faysal Xawaase Weerar Culusna ku qaaday

0
Naciima Jookar iyo seeygeedi hore faysal xawaaase oo jawaabo cul culus hawada isku mariyay ayagoo weerar iyo weerar celis muuqaalo heeso yar yar oo...

Axmed Faarax Gaatamoow oo Muqdisho lagu Aasay

0
Waxaa saaka magaalada Muqdisho lagu aasay Allaha u naxariiste Agaasimihii Wakaalada Madbacadda Qaranka Axmed Faarax (Gaatamow) oo xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho ka dib...

Jilaa Caan ka ahaa Dunida oo Geeryooday ka dib Xanuun Daran oo soo...

0
Jilaaga ka tirsan shirkadda filimada Bollywood Irrfan Khan, ayaa ku geeriyooday isbitaal ku yaala waqooyiga magaalada Mumbai Mr. Khan ayaa 53 sano jir, ku geeriyooday,...

Madaxwayne Deni oo la shiray Gudigga Qardho (Maxaa kasoo baxay )

0
Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa shir-gudoomiyey shir looga hadlayey saamaynta baaaran ee ay ku yeesheen roobabkii daadadka watay ee ka da’ay degmadda Qardho,...

Axmed Madoobe iyo Xubnahii Nairobi kula Heshiiyay oo Kismaayo Gaaray !

0
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo maalmahaan ku sugnaa Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya ayaa Maanta waxaa ay...

Weerar dad lagu diley oo ka dhacay Itoobiya & Wararkii ugu Dambeeyay !

0
Suuq weyn oo ku yaalla Deeganka Cafarta ee dalka Itoobiya ayaa lagu dilay 5 qof oo hal beel ka soo wada jeeda. Guddoomiyaha degmada Baatii...

Dad lagu la’aa daadadka Magaalada Khardho oo la helay (Faah-faahin)

0
In ka badan 10 Ruux ayaa lagu la’aa daadadka ka dhashay roob ka da’ay habeen ka hor Magaalada Khardho ee Xarunta Gobolka Karkaar,waxaana wararka...

Cabsi la xiriirta fatahaada Wabiga oo ka taagan Sh/Dhexe

0
Deegaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe waxaa xilligaan ka taagan cabsi ku aadan in uu fatahaad sameeyo Wabiga Shabeelle ee mara qeybo...

DAAWO VIDEO:Xiisad Culus China Iyo Maraykanka kadib Trump Madhow Weydistey Dhamaan Cida U Dhintay...

0
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in laga yaabo inuu Shiinaha ka dalbado magdhow la xiriira cudurka Coronavirus ee kasoo billowday magaalada Wuhan ee...

Wasiir u Geeryooday Xanuunka coronavirus

0
Waxaa dalka Jabuuti ku dhintay wasiirkii madaxtooyada u qaabilsanaa dhanka maalgashiga, Ali Geulleh Aboubaker, Sida uu soo xaqiijiyey waryaha BBC-da ee dalka Jabuuti Maxamuud...