DAAWO VIDEO Qosol Cali Gurey” Somaliland Waxay Allow Fayska Muqdisho Ku Dhaco,Muqdisho waxay Ledahay Allow Hargeysa Ku Dhaco

Siyaasiga Cali Gurey Ayaa Sheegay Inuusan Garayn waxa Hortaagan Inay Dowlada Faderalka iyo Soomaliland Ka wasa Shaqeeyaan Xanuunka Fayska Caroona.

“Coronavirus waxa iska kaashanaya shaqaalihii caafimaadka ee Falastiiniyiinta iyo Yuhuudda bal doqoniimada soomaalidu waxay isku habaaraan BELAAYOY NAGA BAYDH OO XAMAR U BAYDH BELAAYO NAGA BAY OO HARGEYSA U BAYDH. Bal maxaa u diiday inay iska kaashadaan oo isaga wada duceeyaan intay isku habaarayaan. Waxa u diiday siyaasiyiinta madhan ee gudhan ee galoofta ah.”Ayuu Yiri”

Halkani ka Daawo

1 COMMENT

  1. Waa markii ugu horreeyay oo la arko oo lana maqlo qawleyste SNM ah oo Soomaalinimada cuskanaya. Kollay wax weyn baa isbeddelay oo waaqicigii dhabta ahaa ayaa u run sheegay oo qiiqii meesha ka afuufay.

    In Xamar laga soo habaaro Hargeysa oo Hargeysa laga soo habaaro Xamar mucjisooyinka caalamka ayay anaga inoo noqonaysaa waayo waxay yihiin labadii dulmiga Soomaalida kale isku gacan saartay oo qaranka dhabqiyay.

    What Goes Around Comes Around. Cool.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here