DAAWO VIDEO:Been Hadaad Sheegayso Sidanaa Been Loo Sheega”Maxamed Xaaji Ingriis”Xasuuqi Somaliland Ayaan Buug ka Qorayaa”

DAAWO VIDEO:Been Hadaad Sheegayso Sidanaa Been Loo Sheega”Maxamed Xaaji Ingriis”Qabiil Ayaa Yurub Laygu Takooray”

2 COMMENTS

  1. Bugaa uu idoor kaqorayo muu hawiyaha ka qoro, is cunay a muda dheer oo daka barakiciysy maxaa idoir miyaa ubahan cid buug kaqorta oo miyaa lawayay idoir wax qara kalshaale muu kaqaro. Kkkkkkkkkk

  2. mohamed X ingiris,aad buu u xanuunsan yahay ,waxaa ka muuqda hadalkiisa iyo habdhaqankii (london baan ku arkay)nin si aad ah cuqdad u qaba ,oo meel naaqus ka ah.
    waa nin meel u cadahay oo aan awoodin inuu waxa lugu shubay uu iska hubiyo ,aadna ay u sahlan tahay in been iyo riwaayado lagu shubo.
    Hargeysa aniga oo jooga baan baaris iyo xog ururin iyo taariikh soo bandhigayaa ,waa iska caddaan oo wixii uu walaaqi jiray ee xaafadaha looga sheekeysan jiray buu doonayaa inuu yiraahdo saan baa dhacday iyo sidaan bay aheyd-inta uu la sheekeysto baa laga wada dheregsan yahay-kuwaas warkooduna wax ka soo qaad ma leh.
    haddii uu doonayo inuu wax yara malmaliiqo ,Hargeysa ka raadsado kuwa xaqqiiqda sheegi kara wixii dhacay iyo sida wax u dhaceena la socday (waana badan yihiin),laakiin intuu kooxdii caanka aheyd ee la soo abaabulay inta la soo kulmo yuusan moodin inuu dhabtii wax ka ogaadey-
    mohamed inta uusan cid wax u sheegin ha isdaaweeyo(cuqdada)dadka soomaaliyeedna ha u sinnaadeen-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here