DAAWO MUUQAAL:Shacabka Boorama Iyo Awdal oo Caawimo ka dalbaday dowlada Faderalka Soomaaliya Mar hadii sanaag Gaysey Muuse Biixi Qalbi jabiyey

Shacabka Gobolka Awdal Ayaa Siweyn Uga Codsaday Dowlada Faderalka Soomaaliya Inay Mucaawino usoo Dirto La Dagaalanka fayraska Corona ee ka Jira.

Iyadoo Kol Sii Horaysey Ay Dowlada Soomaaliya Cawimaad gaysey sanaag Iyo cayn ,waxayna Shacabkaasi Hada u Gacan haadinayaan Dowlada Faderalka Soomaaliya .

Halkani Hoose Muuqaalka Daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here