
Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaliland Baashe Maxamed faarax Ayaa Jawaab Adag Siiyey Gudoomiyaha Xisbiga UCID ee Maamulka La Baxay Soomaliland.
Kadib Markii uu eedayn culus Usoo jeediyey Dhawaan Waxaa uu ka Hadlay Gafkiisii iyo Waliba Hanjabaad uu u Diray Faysal Calai waraabe.
Wuxuuna Ka Hadlay Arimo badan Iyo Waliba cayda Joogtada ee faysal cali waraabe Ku hayo Beesha harti.
Halkani Riix Video Muuqaalka
[wp_ad_camp_1]
ASC.
TENEG ama DURBAAN (gurbaan) Faysal jamaab ma istaahilo. WBT