DAAWO VIDEO:Beesha Dhulbahante oo Jawaab Waafi Siiyey Faysal cali waraabe Iyo Nacaynkiisa.

Faysal cali Waraabe Ayaa Markiisi kale Ku Dhacay daluun dheer ,Kadib hadalkiisa uusan ka Fiirsan taasi oo Dib Ugu Soo laabatay.

Wax Garadka beesha Dhulbahante Ayaa Jawaab waafi ka Bixiyey caydiisa Iyo Inay Beesha Isaaq Raali ka Yahiin Hadalkiisa.

Hoose Ka Daawo

https://www.facebook.com/Xogtashiine/videos/622742825266842/

 

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Aragtidaada Halkani Ka Dhiibo Waan Fasaxi Doonaa

Your email address will not be published.


*