
Barnaamijka Aragtida Shacabka oo Noqon Doona Barnaamij Joogto Ah,hadba Wixii ka Cusub Deegaanada Sool,Sanaag Iyo Cayn Iyo Guud Ahaan Soomalida .
Barnaamijka Su’alo Marqaan News Kusoo Qortay Jawaabta Ay ka Bixinayaan Shacabka Gobolada SSC Hadalada Ilhaanada Joogtada ee Siyaasinta Soomaliland.
Waxaana Aragtidooda Kasoo Dhiibtey Qurba Joogta Deegaanka Intooda Badan Iyaga U Dhaq Dhaqaaqa Xaalada Deegaanka ,Madama Shacabka Gudaha Awooda Laga Qaaday.
Be the first to comment