DAAWO VIDEO:Siyaasiga SSC Rashiid Diiriye oo Jawaab Waafi Siiyey Faysal Cali Waraabe,Kana Hadlay Khilaafka Deni Iyo Karaash.

Siyaasiga Rashiid Diiriye oo ka Mid Ah ,Siyaasinta Deegaanada Sool,Sanaag Iyo Cayn Ayaa Ka Jawaabey Hadalkii Gudoomiyaha Xisbiga UCID ee Soomaliland Faysal cali Waraabe oo Ugu Gafey Beesha Dhulbahante .

Rashiid Diiriye Ayaa Ugu Horayn waxaa uu ka Hadlay hadalka Faysal Cali Waraabe,Wuxuuna Yidhi”.Faysal cali Waraabe Wuxuu Horay Dil Ugu Xumay Nimco Abwaan Qorane,Cabdimaalik Coldoon,Ninkani Miyuu waalan yahay Maxaase Loo Qabsan waayey.

waxaa uu Sheegay Inuu 70 Jirka Faysal Cali waraabe U taagan yahay Cayda Dhamaan Beelaha Soomaaliyeed,Isagoona Cidina Xushmayn,halka Dadka Siyaasinta Soomalida uusan kala Reebin.

Siyaasiga Rashiid Diiriye Ayaa Ka Hadlay Khilaafka Puntland Madaxweyne Kuxigeenka Puntland Axmed Karaash Iyo Madaxweyne Deni,Wuxuuna Sheegay Inuusan faysal cali Waraabe Dhex Gali Karin oo Iyagu is Xigaan.

Dhanka kale Wuxuu Sheegay Inuu Deni doonayo inuu karaash Sida Dhoobo dareed Ku sameeyo kana Soo Horjeedaan.

Hoos waraysi ka daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here