DAAWO VIDEO:Xisbiga Wadani oo Sheegay Inuu Faysal cali waraabe Nacaybka Darood Halkaasi Kula Gashay Cayda Beesha Dhulbahante.

Waxaa Siweyn Dadka Soomaaliyeed ee caqliga Leh ee Kunool Gobolada waqooyi Soomaliland Ay Uga Falceliyeen Hadalka Faysal cali Waraabe.

Gudoomiyaha Xisbiga Wadani ee Qaarada Yurub Ayaa Ka Hadlay Arinta Faysal cali Waraabe,Wuxuuna Ku Tilmaamay Arin Qabiilaysan oo Darood uu u Qabo Faysal Waraabe Hadalkaasi Ka Keenay.

Faysal Cali waraabe Ayaa Hadal Ku Weeraray Beesha Dhulbahante Siyaasintooda ee Jooga Garoowe Iyo Hargeysa,Sida Martida Ugu Yahiin Labada Dhinac ,Markalana Wuxuu cadeeyey In Dhulbahante Iyo Axmed Karaash Dhul uu Garoowe Ula Tago haysan.

Halkani Hoose Muuqaal Ka Daawo wadani

[wp_ad_camp_1]

Inkasta oo Loo Arko Faysal cali Waraabe Wax Run Inuu ka Sheegay In Siyaasinta Dhulbahante ee Garoowe Iyo Hargeysa Jooga Aysan Matalin beesha Ay kasoo Jeedaan.

Hadana Wuxuu Cadaynayaa Sida Hada Arin u Joogto meel Ana waxba Laysku Qarin.

Faysal Cali Waraabe Ayaa Hadalkisa Ku sheegay Inay Soomaliland Khaati ka Joogto Baasha Maxamed farax oo Aha Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaliland oo Soomaliland Waxba Ku darsan Sida uu Sheegay.

Dhanka kale Axmed Karaash Wuxuu u Sheegay In Dhulkiisa Soomaliland haysato isla Markaasina Meel uu Tago uusan haysan,waxaana Arintani ka Yiri Faysal Cali Waraabe…

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

1 Comment

  1. Dalwalba dadkiisaa dhista Dhulbahante waaxaa qiyaanay cabdulahi yusuf oo ogaa gobolkuu ka soo jeedo la raacindoono Galmudug. Si ay taas uuga badbaadiyo qabiilkiisa wuxuu u ol oleeyay iniu Puntland aysan ka mid ahaanjirim dhisay asagoo laashtay Dhulbahante iyo Leelkase Cumaan maxamuud wuxuu siiyay madaxweynenimo ciise maxamuud wuxuu siiyay caasimada Dhulnahantoo dagaal oidoor iyo tii USC ku rafaaday buu ku xigeen iyo hadkoodii qiyaanada moiran ahaa iyo xildhinaano dherri ah oo qabiolo kale uga soo qaaday.
    waxay ahay SSC inay gooni isu taagto oo dhilkeedii oo daanta kale ee toga Garoowe qayb ka mid ah Qardho iyo magaalooyin badan oo bari sids Carmo
    Maskaxda cabdulahi yusuf waataas dhaxal uu uga tagay maxamuud saleebaan oo ay hogaaminaayaan dad caqli badan lahay oo hada ay tahay waqtigii ay kuraasta dambe fariisan lahaayeen oo kabahooda ay cunilahaayeen

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*