DEG DEG:Axmed Karaash oo Qarka Usaaran Inuu Weeraro Madaxtooyada Madaxweyne Deni Iyo isku Dhac.

Puntland Waxaa Mudo badan lagu xaman Jirey Inay U Afduuban tahay Maxamud saleebaan,isla Markaasina Beelaha Kale ka Yahiin marti Soo raacda,Beesha Dhexena Iyaga Yahiin.

Halka Soomaliland Sidoo kale Beesha Dhexe uun siyaasada Iska Leedahay,Inkasta oo Aysan dimuraadi Ahayn Puntland Hadana Waxaa dad Badani aamin san yahiin Hadii Xisbi badan loo gudbo Inay Soo baxi doonaan Sadex Xisbi oo maxamud saleebaan Ah.

Inkasta oo sababta Hortaagan In Xisbi badan Puntland la Sameeyo Dad Badani u Arkaan Inay Diidan yahiin Beesha Dhaxe ee Puntland Inay Taasi fududayn toonto Xisbi kale oo dhinacyada Ah.

Dulmiga Degaanada Puntland Gar Ahaan Sool,Sanaag iyo cayn ku qabaan Puntland waxaa lagu miisaami karaa,Takoorka Madaxweyne Kuxigeenka Iyo Gudoomiyaha Barlamaanka Markasta Siyaasada looga Takooro.

Hadii Madaxweyne Kuxigeenka uu dulmi ka Cabanayo Yaa Markaasi Og Shacabka Inaysan ka Dulmi badanayn?

Madaxweyne Kuxigeenka Puntland Axmed karaash Ayaa Hada Quus ka Taagan Puntland,Iyadoona Ciidamo badan oo Ka Amar qaata Lagu Arkayo madaxtooyada .

Arintaasi oo Ay sabab U tahay Markii Khilaaf Xun Soo kala Dhex galay deni,Iyadoona Todobaadkani ugu danbeeyey Ay Dhaceen laba Dhacdo yaab leh.

In Madaxweynaha Hadalkiisa Laga mamnuucay Warbaahinta Puntland

In Iskushaandhaynta Puntland loo diidey wax talo Inuu ku Yeesho Karaash.

Karaash Ayaa Leh Ciidan Xoogan oo Waligiiba wadan jirey Inta Badan waa Warsangali iyo Dhulbahante ciidankiisa.

Khilaafka Ayaa Hada Laga Cabsi qabaa Madaxtooyada Puntland Khilaaf isku Dhac labada Dhinac.

Marqaannews

4 COMMENTS

  1. ASC.
    DENI WUXUU QABTAY ARRIN ay Somali oo dhan mahadidoonto.≈©≈Dhulbahante oo ka mid ah “aragtideyda” Beelaha uu Damaqa Somalinimo ku weynyahay HADDANA wuxuu xabis ugu jiray beesha MJ oo uu u qabay damaq la mida kan uu Somalinimo.≈©≈HADDASE wax weyn baa is bedelay ILAAHAY MAHADI oo waxaa yimid Wiil reer Xamara DENI oo ama aan dan ka lahayn Damaqaa ama aanba fahmin oo Dhaawacay damaqi SIDAA DARAADEED Dhulbahante waxaa u soo hartay Somalinimadi kaliya.≈©≈ANNA waa ii farxad oo wuxuu ku biiray Dhanki LABADI iskakay dhalay. WBT.

  2. Khatarta muuqata waa hadii at dhacdo gacan ka hadal ma jiridoonto dawlad Puntland la dhihidoono Si ay raadi u dhicin dastuurka halagu noqdo oo hadalada hala qurxiyo Qaylo iyo carada hala kontoroolo
    Labadiina baa isu muuqda waxaa qarsoon ciidamo xoog leh o.o fursadaas qaadandoono

  3. ASC.
    *ASSALAAMU CALAYKUM MUSLIMOW CIID WANAAGSAN*
    Somaliyey waxaan ka hadla WAX jira oo cad BALSE aysan cidina ka hadlin.≈©≈INTI maskaxda ka XUR ahay ila soco.≈©≈WAXAA ila quman siday Farmaajo/Khayre iyo saaxibadood wax ku wadaan oo AAN weliba jeclaalaha inaysan CIDKALE wax ka maqal ee ay tooda ka wattaan.
    ≈©≈TAA meel ii dhig ee aan SOO QAATO qolyaha siyaasadda kula loolama; Axmed Madoobe WAA nin magac Qabiil Dad iyo Dhul Somali ku haysta OO wuxuu aaminsanyahay inay Beesha Ogaadeen iyo Danayste Macaan jecela AY DIFAACI.≈©≈DENI WAA Axmed Madoobe oo kale BALSE wuxuu dheryahay ISAGU wuxuu qabaa Daarood ayyaad difaaci Bal ISMA weydiiyo hadduu loolan Qabiil jiro!!! Farmaajo yuu yahay?.≈©≈Muuse Biixi, Faysal C. Waraabe iyo C/Raxmaan Cirro WAA niman Dir/Isaaqa MAANTANA ayyaguu Xukunki Beelaha reer Waqooyi gacanta ugu jiraa; talo, Ciidan iyo maamulba MARKA DHAB ahaan Ma u bareeri karaan INAY dhahaan; “WAR Xukunki Beelaha Waqooyi Dhexduu yaale ha loo tartamo” WAA MAYA!!!. ≈©≈MAQLAY inay Faysal C. Waraabe iyo Muuse Biixi xoolo adduunyo URUR-sadaan MARKA maxaa lagu qancikaraa si aysan Buuq u billaabin?.≈©≈WAXAAN ku derilahaa Aqalka sare. WBT

  4. Waad qaldantay, mase wax kalaa jira, Axmed madoobe markii la dooranayey qabiil laguma dooran, Jubalaana dad badan ee kala qabiila ayaa jira, iyaga ayaa u doortay Madaxweunaha Jubaland, hadalkaagu waa mee ka dhac

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here