Siyaasi Jamaal Cali Xuseen oo Weeraray caqli Xumada Faysal Cali Waraabe

Siyaasi Jamaal Cali Xuseen ayaa qoraal uu ku baahiyey bartiisa Facebook waxa uu si dadban ugu weeraray gudoomiyaha xisbiga Ucid oo ay siyaasada isku seegeen, waxaanu banaanka soo dhigay laba wajiilaynta uu caanka ku yahay Faysal Cali Waraabe.

Siyaasi Jamaal Cali Xuseen ayaa qoraalka uu baahiyey waxa uu u dhignaa sidan:-

“Beri ayuu Dhanxiirkii Wargeyska Jamhuuriya hadlay oo uu yidhi; ” Shicibyahow waxaan idiin sheegayaa inaan shaqaddii Dhanxiirnimadda ee aan idiin hayey inaan ka fadhiisanayo sababtoo ah nin baa igu haystoo waxaa soo baxay nin gelinka horena odhanaya Weger, isla gelinka danbena odhanaya maanshallah!!”

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*