DAAWO VIDEO:Faroole oo Weeraray Farmaajo Kana Horyimi Maqaamkii Lasiiyey Gobolka Banaadir.

Madaxweynihii hore ee dawladda Puntland haddana ah Mudane katirsan Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa is weydiiyey Aaway Madashii?

Xili Madaxweynihii hore Xassan Sheekh Maxamuud oo kamid ah madaxda Madasha Xisbiyada mucaaradka oo ay 18kii bilood u dambeeyey Puntland Bahwadaag ahaayeen uu soo dhaweeyey 13Senator ee loo ansixiyey gobalka Banaadir.

Sidaas oo kale 40 kamid ah Xildhibaanada madasha ayaa wax ka saxiixay oo riixayay mooshinkan.

Balse ay sharci darro kutilmaameen Xildhibaanada baarlamaanka Puntland ee Dawlad gobaleed iyo Heer Federaalba.

Halkani Ka Daawo Muuqaal Faroole

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here