DAAWO VIDEO:Garaad Cabdirisaaq Oo Weerar Culus Ku Qaaday Puntland Iyo Somaliland

Garaad Cabdirisaaq Maxamed Cabdirixmaan Oo Kamid ah Madaxda dhaqanka Beel weynta Warsangali, oo Waraysi Khaas ah siiyay Warbaahinta ayaa ka hadlay Arrrimo badan oo Xaasaasi ah.

Garaadka ayaa ugu horeen Ka hadlay dhismihii puntland iyo sida loogu kala tagay Puntland isagoo sheegay in Sadex Nin oo Maxamuud Saleebaan ah mooye Reer puntland intii kale noqden dad aan waxba ka ahayn Maamulkii lawada dhistay,

Garaadka ayaa ugu baaqay beelaha Sool Sanaag Cayn inay u midooban dantooda kana hoos baxan labada Maamul ee Hareeraha Ka xiga.

Garaad Cabdirisaaq waxaa uu carabka ku dhuftay in xiligan la joogo markii laga tashanlaha maamulka puntland.

Halkani Hoose Ka Daawo

Shirkii Jabuuti ee Dawlada Fadaraalka iyo maamulka Somaliland ayuu isna garaadku si kulul uga hadlay kuna sheegay in lagu afduubtay masiirkii SSC,

Garaadka ayaa sidoo kale Dawlada soomaaliya ugu baaqay in ay shacabka Sool Sanag Cayn siiso garab xoogan islamarkaana ay ka hoos saarto labada maamul ee dhibta ku ah soomaaliya oodhan.

 

4 COMMENTS

  1. Kuwaan ilaa qiyaamaha sidaa ha u qayliyaan. War wax qabsada ama u toonadkeena madaxda iyo beesha Maxamed Harti nacaybkeedu idin madax maray. Ilaa Afweynaa nacaybka tolkiin laydinku akhriyay tiibaadna weli daba socotaan. Dameerka meesha ka hadlaya ee caqliga gadaal laga soogeliyay miyaanu ogayn in iyadoo soomaalida uu sheegayo ay musqul ka dhigtay Villa Somalia in kuwuu caayayaa dhiiggoodii iyo dhaqaalahoodiiba u hureen suurtagalna ka dhigeen in Soomali dawladnimo sheegato mar labaad?
    Dayuusiin baad tihiin dayuuskana jannadu waa ka xaaraan.
    Noloshiinii waxaa curyaamiyay xasad iyo nacayb aan meel idin geyneyn.
    Baxoo sakiin liqaπŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

  2. Kuwaan ilaa qiyaamaha sidaa ha u qayliyaan. War wax ama u toonadkeena madaxda iyo beesha Maxamed Harti nacaybkeedu idin madax maray. Ilaa Afweynaa nacaybka tolkiin laydinku akhriyay tiibaadna weli daba socotaan. Dameerka meesha ka hadlaya ee caqliga gadaal laga soogeliyay miyaanu ogayn in iyadoo soomaalida uu sheegayo ay musqul ka dhigtay Villa Somalia in kuwuu caayayaa dhiiggoodii iyo dhaqaalahoodiiba u hureen suurtagalna ka dhigeen in Soomali dawladnimo sheegato mar labaad?
    Dayuusiin baad tihiin dayuuskana jannadu waa ka xaaraan.
    Noloshiinii waxaa curyaamiyay xasad iyo nacayb aan meel idin geyneyn.
    Baxoo sakiin liqaπŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

  3. Kuwaan ilaa qiyaamaha sidaa ha u qayliyaan. War wax ama u toonadkeena madaxda iyo beesha Maxamed Harti nacaybkeedu idin madax maray. Ilaa Afweynaa nacaybka tolkiin laydinku akhriyay tiibaadna weli daba socotaan. Dameerka meesha ka hadlaya ee caqliga gadaal laga soogeliyay miyaanu ogayn in iyadoo soomaalida uu sheegayo ay musqul ka dhigtay Villa Somalia in kuwuu caayayaa dhiiggoodii iyo dhaqaalahoodiiba u hureen suurtagalna ka dhigeen in Soomali dawladnimo sheegato mar labaad?
    Dayuusiin baad tihiin dayuuskana jannadu waa ka xaaraan.
    Noloshiinii waxaa curyaamiyay xasad iyo nacayb aan meel idin geyneyn.

  4. Urug u dhinta,kii ugu weyna ayaa waxaa ku hadlaya, war cidaani waa isma dhaanto.Madaxa waxa ka maray, majeerteen kala gurkiis, waa dad jirran , Meedkii ka dhintay ayaa lagu yiri ma aasi kartaan hadii aidin noo soo sheegin, ee gebiley aan lala soo xariirin, waa dad halkaas la gaarsiiyey. intaad ku mashquuleyso Puntland qabiiladeeda, is xoree, Gumeysiga lagugu hayo , waa tan rag idinka mida, gabdhaha noo keen lagu yiri, war is aasa, nolosha isku aasa. Xaaraan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here