DAAWO VIDEO:Reer Muqdisho oo kacdoon Ka Dhan Ah Madaxweynayaashii Hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Iyo Xasan Sheekh.

Shacabka Muqdisho Ayaa tageero U Muujiyey Dowlada faderalka ee Soomaaliya,waxayna Ugu hanjabeen Madaxweynayaashi Hore Xasan Sheekh maxamed Iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed,Inaysan ka Hadlin Arinta Maqaamka Muqdisho.

Iisimada Wax garadka Beelaha Habar Gidir Iyo Abgaal Ayaa Fariin gaadhsiiyey Madaxdii Hore oo Ka Dhan Ah Inaysan ka Hor imaan .

Halkani Hoose Ka Daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here