Daawo Video:Shiine Akhyaar oo weeraray Farmaajo Iyo Khayre

 

2 COMMENTS

  1. ASC.
    HORTA magaran sababta uu marqaannews noogu soo gudbiyay Ràyiga Shiine Akhyaar. ≈©≈Shiine Akhyaar hanoo sheego siday DOORASHO xalaala uga dhicikarto Deegaanka JELIB mise wuxuu naleeyahay Shacbigaas codkiisa WAA laga-maarma oo qiimo kuma fadhiyo?. ≈©≈MAYA adeer, Anigoo si xad-dhaafa u taageersan NABAD iyo NOLOL WAAN qaba INAY ka gaabisay LA Dagaallanka UGUS oo mar-mar baan is-iraah; “Armay Farmaajo/Khayre dan ku wataan Jiritaanka UGUS?” BALSE si kastaba ha ahaate Codka reer Jubbada Dhexe iyo Bakool BAABAH lagama soo qaadikaro.≈©≈HADDABA waa in marka hore Gobolladaa laga xureeyo UGUS.≈©≈Shiine adeer, bal taariikhda dib ugu noqo oo baar sabbata ay ku timid BEESHA 5NAAD.≈©≈AAN kuu jilciye WAA Magac ay ku midoobeen Belihi laga badnaa ee la Cejijiray oo xaqooda la qaada jiray oo lagu magacaabi jiray SAB, Somalina waxaa ahaa ; DAAROOD, DIR, HAWIYE iyo RAXANWEYN.≈©≈MAGACA Beesha 5naadna wuu jiri INTA laga gaari HAL QOF HAL COD. ≈©≈OGI inaan kaligay ku ahay dagaalkaan oo horaan isula Baxay KALIGI DUUL aniga iyo xaqqana CIDDI damacda inay nakala fogayso WAA ii cadaw. WBT

  2. Mucaaradka Dawlada waa badanyihiin ninkaan weligey ma maqal sida aan maqlaayey ama aan u jeedo waa xanuunsanyahay
    DOORASHO waa dheceysaa Anigana taas nabar o.o na din bet you tahay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here