DAAWO VIDEO:Wariye Catoosh oo Dhagaha ka Garaacay Saleebaan Koore Su’alo Calool Xanuunku Ah Ku Dal Dalay.

Saleebaan Koore oo Ka Mid Ah Kuwa Inta Badani Afka Muuse Biixi Ku hadla Isagoon deegaankiisa War ka Hayn,Wariye Catoosh Ayaa Su’alo ku Garaacay.

Kadib markii TV-ga Universal Lagu Xidhay Inuu Baahin Waayey Qudbada Muusw Biixi Cabdi,Waxaana La Weydiiyey Inuu Koore kala yaqaan Hantida Soomaliland iyo hantida Dadka Shacabka.

Wasiirka warfaafinta ee Somaliland, Suleymaan Yuusuf Koore, oo aan wax ka weydiinay sababta loo xiray xarunta telefishinka Universal ee Hargeysa ayaa sheegay in TV-ga uu diiday baahinta khudbaddii madaxweyne Muuse Biixi ee habeenkii 26-ka June.

Mar aan weydiinnay waxa ay u tixgelin waayeen farqiga u dhexeeya warbaahinta dowladda iyo tan gaarka loo leeyahay, ayaa wasiir Koore waxa uu ku jawaabay:

Muuqaal Qosol Hoos Ka daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here