DAAWO | Mid kamid ah Beelaha Muqdisho oo kursigooda la iibsaday & buuq kataagan

Aqooonyahan Dr Cabdi xakiim cabdala xikma oo kasoo jeeda Beesha Wacdaan Ismaan oo kamid ah ayaa waxa uu kahadlay buuqa ka taagan maqaamka muqdosho & matalaada gobolka banaadir.

Mudane cabdi xakiim ayaa waxa uu sheegay in beesha wacdaan ay aheyd tii marti gelisay dadka gobolka banaadir ku dhaqan qarniyo kahor isla markaana ay hadafkooda yahay sidii wada jir loogu wada noolaan alahaa oo cid kastaba xuquuqdooda u heli laheyd.

Aqoonyahan cabdi xakiim ayaa waxa uu dhaliyeey ugaaska guud ee beesha wacdaan cismaan kaasoo uu sheegay inuu ka gaabiyey usoo dhicin xaqii beesha isla markaana waxa uu uga digay beelaha ku dhaqan gobolka banaadir in la marin haabiyo xuquuqdii beesha wacdaan .

Hoos ka daawo muuqaalka

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*