DAAWO VIDEO QOSOL:Cali xaraare “Puntland oo Diidey Xuska Maal maaha Soomalida Xanaaqa farmaajo darteeda”

Iyadoo maal maha Xoriyada Soomalida Lagu Jirey,waxaa Inta Badani Siweyn Puntland looga Xusin maal mahani Xuska maal maaha Soomalida Ku Weyn.

Cali xaraare oo Inta Badani Barnaamij Kusoo bandhiga Kaftan Kiisa Ayaa Sheegay In Puntland Xanaaqa Farmaajo dartiisa u Joojiyeen.

Video Daawo

kkkkkkkk Qosol Cali Xaraare Puntland Somalinimadi Iyo Farmaajo Ayaa iskaga Qaldamay Maal maha Xoriyada Wey u Aamuseen

kkkkkkkk Qosol Cali Xaraare Puntland Somalinimadi Iyo Farmaajo Ayaa iskaga Qaldamay Maal maha Xoriyada Wey u Aamuseen

Posted by Mohamed Shiine on Tuesday, 30 June 2020

1 COMMENT

  1. Cali xaraar Muqdishow soomaaliya ma ah lacagta deeqaha o.o Soomaaliya la siiso. Waxaa lagu dhisaa taalooyinka, wadooyinka, Stadium Mogadisho ciidanka ilaaliya maskaxda. Caliyow Xamar waxaa ku sugan
    Heyado farabadan UN, Safafaarado qunsuliyado farabadan. Beesha caalamka, heyado ganacsato Shidaalka sahminta o.o soosaarida, dalaaley ajnabi, Aminsom, lacaga ay dalka soo geliyaan iyo deeq smmaali toos ah,
    Lacahaas faraha badan Waxaa leh umadda soomaaliyee
    Puntland iyo Somaliland dhowr goor bey la socodsiisay in la soo gaarsiiyo qaybyooda
    Hadii lagu ignore gareynaayo sow ma haboon in musuqmaasuq uu socdo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here