DAAWO VIDEO:Odayaasha Iyo Wax Garadka Muqdisho oo fariin Culus oo Xanaaq Ah U Diray Odayaasha Iyo Wax Garadka Soomaliland.

Odayaasha Iyo wax Garadka Muqdisho Ayaa fariin u Diray Dhinaca Soomaliland ,Odayaasha Iyo wax Garadka Inaan la Siyaasadayn Arimaha Ganacsiga Iyo Bulshada Rayidka Isdhex Galkooda.

waxay kaloo Sheegeen Inay Buuxaan Muqdisho Reer Hargeysa Iyo Burco,balse Ay Xushmeeyaan.

waxayna Ka Hadleen Dad Reer Muqdisho oo lagu Xidhayey Hargeysa,Kaasi oo uu ugu danbeeyey Mid ka Mid Ah Masuulinta TVga Astaan oo xaruntiisa tahay Muqdisho.

Halkani Hoose Ka Daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here