DAAWO VIDEO: Beesha Muuse Biixi oo beelaha kala ee u Hanjabtay & Arrinka oo Cirka isku shareertay !

Odayaasha dhaqanka Maamulka Soomaaliland gaar ahaan kuwa ku beesha ah Madaxweyne Muuse Biixi cabdi ayaa si adag uga hanjabay Dadka reer Awdal,iyagoo carabka ku adkeeyay in aysan ka aqbali doonin  war dhawaan kasoo yeeray reer Gabileey.

“Walhi Inanaan Yeelay In In Inanyar Oo Boorama Jooga Uu Idhaah Gabiley Doorasho Ka Dhicimayso” sidaasi waxaa yiri mid ka mid ah Odayaashii hadlay.

Waxaa uu sheegay in wax badan ay ka maqan yihiin islamarkaana aysan ogolaan doonan marmarsiiyo aan macno lahayn”Dowladu marqaati haka ahaato ayuu mar kale yiri”

Hadalka Odayaashaani ku besha ah muuse biixi ayaa la filayaa in ay kasoo jawaab celiyaan odayaasha kale ee uu duray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here