DAAWO VIDEO: Puntland oo sheegtay in aysan Aqbali doonin RW Cusub ee uu soo Magacaabaayo Farmaajo!

Iyadoo la filaayo in Maalmaha soo socda lagu dhawaaqo R/wasaarahii bedeli lahaa xassan Cali kheeyre ayaa waxaa soo baxeeysa dood xoogan oo ka taagan qofka la magacaabaayo iyo Dadka lagala tashanaayo.

Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa si aad ah uga hadlay soo xulista R/wsaaraha,waxaana uu sheegay in aysan Puntland aqbali doonin R/wasaaraha lasoo xulo Maadaama aanan lagala tashan.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

Arrintaan ayaa timid ka dib markii Madaxweyne Farmaajo uu Madaxeynayaasha Maamul goboleeedyadda Hirshabelle iyo Gal-mudug ka tala-geliyay.

Puntland ayaa sheegtay in ay xaq u leedahay in iyadana dhankeeda laga tala-geliyo islamarkaana  ay door ku yeeshaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here