DAAWO VIDEO:Turkiga oo saldhigisa Somaliya Geeyey Hubka Mamnuuc Ah Soomaliya Ujeedada Rasmiga

Hubkani oo la Sheegay sabab Amaanka Inaysan Turkiga Shaacin dalka,Warqaadka Middle East Ayaa Sheegay Inay Hubkaasi Turkiga Geeyeen Soomaaliya In laga Yaabo,Marka Loo Eego Qarinta Macluumaadka.

Soomaaliya waxaa saaran Cunaqabatayn Hubka Culus oo QM Kusoo Rogtey Markii dagaalada Sokeeye Ka Dhaceen dalka Soomaaliya,Turkiga Ayaa Saldhigiisa Soomaaliya waxaa uu yahay Midka Ugu Weyn Turkiga ee Afrika.

Warbixinta Ayaa Lagu Sheegay Inuu Turkiga Hubkaasi Gantaalaha iyo Difaaca Si Hoose Ugu Dirayo Soomaaliya,Xili uu Sii Kordhinayo Turkiga Danayntiisa Badacas Iyo Gacanta Cadmeed.

Dhanka kale Arintani Ayaa Kusoo Aadaysa Xili Dalka Masar uu Doonayey Heshiis Military oo uu ka Helo Soomaliland,Turkiga Ayaa Danaynaya Inuu saldhigiisa Soomaaliya Ka Dhigo Mustaqbalka Midka Ugu Weyn.

Soomaaliya Waxay Ku taala Meel Muhim Ah marka Loo Eego Istaraatijiyada Aduunka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here