DAAWO VIDEO:Awooda Military Aduunka Turkiga oo Israel Dhinac Kasta Ka Dulmartay Soomaliya Halka Kujirto

Waxaa 1, 2 iyo 3-aad ku kala jira Maraykanka, Ruushanka iyo Shiinaha sida ay u kala horreeyaan, dalalka Muslimka waxaa ugu soo horreeysa Masar oo 9-aad ku jirta, halka Turkiga si aan la fahmi karin hoos loogu ridey kaalinta 11-aad.

Sucuudiga ayaa ka sara maray Israel, balse waa marka la qiimeeyo tirada iyo dhaqaalaha diyaarka ah, balse dhanka istaraatijiyadda waxaa weli sarreeysa Israel.

Bariga Afrika waxaa ugu horreeysa Itoobiya oo gashay 60, halka Kenya ay ka dhacday kaalinta 84-aad, waxaa kasii hooseeysa Uganda oo 86-aad gashay.

Somalia oo iyada hubkaba ay cunaqabatayni ka saaran tahay, ayaa hoos ka hoggaaminaysa oo waxay ku jirtaa kaalinta 136-aad, waxa qura ee ay ka sarreeysaana waa Liberia iyo Bhutan oo ugu dambaysa 138 dal oo la qiimeeyey.

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*