DAAWO VIDEO:Subxanalah”Towxiidka oo Aan Meel Ku Qoray Ayaa Soomaliland Laygu Xidhay”Wiil Dhalinyaro Hargeysa La Xiray”

Waa wax Aanadan aaminayn In Wiil Dhalinyaro Reer Soomaliland uu Sheegayo In La Xidhay Magaalada Hargeysa,Kadib markii uu Meel Ku Sawiray Towxiidka “Shaadataynka Islaamka.

Wuxuuna Sheegay Inuu Mudo Cabsiga Kujirey Markii Laamaha Amaanka Soomaliland Qabteen,Wuxuuna Mudo Xabsiga Ugu Jirey Towxiidka Sawirka oo Qariirada Maamulka Soomaliland Ka sawiray.

Ninkani Dhalinyarada oo Gudoomiye u Ah Urur Dhalinyaro lagu magacaabo “Dabo Huwan”

Cabdixakim Maxamed Dulqarnayn Ayaa Sheegay Inuu Jaamacada Soomaliland La tagey Sawir Ka Samaysan Haraga Xoolaha oo uu Ku Qoray Towxiidka.

Wuxuuna Sheegay In Aana Loo Saanta Loo Xidhin lakiin Loo Xidhay Towxiidka uu Ku Qoray.

Halkani Hoose Video Ka Daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here