Daawo:- Wasiir Koore oo Muddo kadib ka bogsaday Covid-19.

Wasiirka Wasarada Warfaafinta Maamulka Somaliland Ayaa Sheegay In Uu Ka Cafimaaday Xanuunka Covid-19 Oo Dhawaan Uu Shaciyay In Uu Ku Dhacay.

Wasiir Koore oo la hadlay mid kamid ah warvaahinta Somaliland ayaa sheegay in xanuunka uu muddo la jiifay isla markaana uu karantiil ku ahaa Hooygiisa.

Waxa uu sidoo kale ka waramay heerarkii uu xanuunka lasoo maray iyo talaabooyinkii uu qaaday mudadii uu xanuunsanaa.

Halkaan hoose ka daawo Wasiirka.

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*