Madaxda Hore oo miisaan leh & Madaxda M/goboleedyadda ooMuqdisho Kulan ku leh (SAWIRO)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hadda ka qeybgalaya xaflad soo dhoweyn ah oo Madaxda Dowladdaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ah oo uu weheliyo maamulka Gobolka Banaadir.

Kulanka waxaa ka qeybgalay Madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo Cali Mahdi, Mudaneyaal ka tirsan Labada Aqal , Siyaasiyiin, Waxgarad , Aqoonyahano iyo bulshada qeybaheeda kala duwan ee Gobolka Banaadir.

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*