
Roobkii xalay fiidkii bilaabmay ilaa saaka ayuu soo gaaray qaybo badan oo kamid ah gobalada Sool Sanaag iyo Cayn.
Saxansaxada, neecawda carfoon dhawaqa onkodka iyo biyaha qulqulaya waa mid naftu jeclaysanayso.
Roobkan ayaa da,aya in ka badan 10 sacadood ,
Lamana soo sheegin waxyeelo kadhalatay
Magaalooyinka Roobsaday Waxaa Kamid Ahaa
1.Bali-cad
2.Goob
3.xamar-laguxidh
4.marqaan
5.Dan-dan
6.wanaagsan
7.Domco
8.Dameer-cad
9.Buuhoodle
10.cara-wayn
11.Laas-caanood
12.Widhwidh
13.balihadhac
14.Xidhxidh
15. Dhumay
16. Kalabaydh
17.Dabataag
18.Saaxdheer
19.dharkayngeeyo
20.tuurasagas
21. Saaxmeygaag
22.Toga Erigoo
23.Guburka Cagaare
24. Adhicadeeye
25.Tuulo Sabakaab
26.Yagoori
27.canjiid
28. Afweyne
29.dogob
30. Dhaamacune
31. Tukaraq
32. Godalo
33:Taleex
33.geed dheer
34:Gambadhe
Intaas oo magaalo waa laxaqiijiyey
Xaggee bay joogaan magaalooyinku?Waxa uu ninku tiriyey inta badan waa bali,togag ceelal iyo dhul hawd ah.