Olole Muhiim ah oo ka bilaawday Xaafadaha Magaalada Laascaanood.

Dowlada Hoose Ee Degmada Lascanod Ayaa Olole Nadafadeed Oo horkacayo Agaasimaha Waaxda Arimaha Bulshada Jaamac Cali Xaashi Ka Bilowdqy Gudaha Magalada Lascanod Kaas Oo Lagu Baneenayo Wadooyinka Mara Gudaha Magalada Lascanod Oo Robabkii Xalay ilaa Maanta Da,Ay Ay Keenen

 

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Aragtidaada Halkani Ka Dhiibo Waan Fasaxi Doonaa

Your email address will not be published.


*