
Tacsi Qeyska Reer Yuusuf Gurey , hooyo
Bilaad mixile ku geeriyootey wadanka
Canada.
Anigoo ah Rashiid Diiriye waxaan tacsi u dirayaa dhamaan reer yuusuf Gurey.
Geerida naxdinta laheyd ee ku timid alla ha U naxariistee Hooyo(BILAAD MIXILE) oo 29/09/2020 ku geeriyootey wadanka Canada gaar ahaan magaalada Toronto
Rashid Diiriye waxa uu tacsi gaara u dirayaa Cabdiraxmaan yuusuf gurey (Qurushoof)
Waxaana leenahey Samir iyo iimaan marxuumad hooyo Bilaad mixile Naxariistii Jano eebe ha ka waraabiyo
Aamiin Aamiin Aamiin
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun.
Rashiid Diiriye
Aragtidaada Halkani Ka Dhiibo Waan Fasaxi Doonaa