Wasiir Koore oo Covid 19 laga helay

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Saleebaan Cali Koorre ayaa sheegay in laga helay cudurka COVID19.

Wasiirka ayaa sheegay in hadda xaaladdiisa caafimaad ay wanaagsan tahay, islamarkaana xarunta Covid 19 laga xaqiijiyay.

Waxaa uu sidoo kale sheegay in degaanada Somaliland uu kusoo laba kacleeyay Cudurka.

Waxaa uu gali doonaa maalmo Karantiil,maadaama Cudurka laga helay.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigalinta JSL iyo Wasiirka Wasaaradda Arimaha Dibada, Iskaashiga Iyo Xidhiidhka Caalamiga ah oo magaalada Laascaanood iskaga baaray Xanuunka Coronavirus.

Sidoo kale, Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigalinta ayaa bulshada ugu baaqay in ay iska baadhaan xanuunka Covid19 isagoo bulshada ka wacyigaliyay halista xanuunkaasi leeyahay.

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here