XOG Culus 4 Dal Ugu Awooda Badan Muslimka oo Turkiga La Saftay Imaraadkana Cambaareyey

Dalka Aljeeriya Ayaa Ku Dhawaaqay Go’aan cad Inaysan Aqbalayn Heshiiska Imaraadka Iyo Israel oo Wehelinayso Baxrayn.

Go.aankani Ayaa Yimi Maalmo Kooban oo dalal Kale Mabaareeyeen,dalka Aljeeriya Waa Awoodaha islaamka dalka 4-aad Kaalinta,Wuxuuna Kuyaala Waqooyiga Afrika Waa dalka Heshiiska Ugu sareeya La leh Ruushka Hada.

waxaa ka Horeeyey,Pakistaan,Iran Iyo Marooco.

Sida Laga Soo Xigtey Warbaahinta Turkiga Ujeedada Imaraadka Ay ka Leedahay U Dhawaan Shaha maraykanka Iyo Israel ee Dalkani Yar ee Khaliijka ee Imaraadka Ayaa Ah Qorshe Cusub.

Waana Inay Isbahaysi la Noqoto maraykanka oo Mustaqbalka Dhow Badali Doona Turkiga madama uu Turkiga Kasii fogaanayo Xulufada Reer Galbeedka Imaraadka xataa Rajadiisa Waa Inay Buuxiso Booska Turkiga ugu Jirtey Reer Galbeedka.

Inkasta oo Siyaasada Turkiga Siday Ula Falgashay Dhinac kasta laga Bilaabo Dhaqaalaha,Militaryga Iyo cafimaadka Aysan Buuxin Karin dalkani yar.

Siyaasada Imaraadka ee Israel Ayey Ku Doonaysaa Inay Kusoo Jiidato Reer Galabeedka Iyo Xataa tartan Kula Jirta Dalalka Kale ee Carabta.

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*