Asad Diyaano iyo Khadiija Diiriye oo arin muhiim isku sheegay.

Wasiir Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa kulan la qaadatay General Asad Cismaan Diyaano oo sugan Caasimadda Muqdisho.

General Asad ayaa mar isu soo sharaxay Madaxweynha Puntland sanadkii 2018 inkasto uu dorashadii uga guulayastay Madaxweynaha hada talada Puntland haya ee Siciid DENI

Dhowaan ayaa baraha Bulshada lagu arkay qoraalo ka hadlaya in Asad Cismaan Diyaano dawlada soomaliya u magacaabi doono Taliyaha Ciidamada Nabad sugida ee NISA Balse warkas si officials wali looma shaacin

Kulanka ayaa waxaa ku weheliyey taliyaha Ciidmada Badda ee soomaalia General Cabdixamid Maxamed Dirir

 

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*