Baxreyn iyo Israel oo carabta tusaya wax aysan ogayn.

Baxrayn iyo Israa’iil ayaa si rasmi ah u soo celiyeen xidhiidhkooda diblomaasiyadeed, kaddib markii ay heshiish buuxa ku kala saxiixdeen caasimadda Baxrayn ee Manama.

Labada dhinac ayaa sheegey in ay is dhaafsanayaan safaarado. Baxrayn waa waddankii afaraad ee carbeed ee aqoonsada Israaiil, kaddib Imaraadka Carabta, Masar iyo Urdun.

Warbaahinta Israa’iil ayaa tabisay in heshiiskooda aan lagu soo hadal qaadin arrinta Falastiin.

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*