DAAWO VIDEO: Ciidan Xoogan Turkiga Soomaliya U Tababartay oo Xuduuda Kenya Lagu Daadiyey Xiisad Culus

Dowlada Soomaaliya Ayaa Ciidan Cusub U Dirtay Gobolada Xuduuda Kenya Iyo Soomaaliya Kadib hanjabado kasoo Baxayey Dalka Kenya.

Ciidankani oo Ah GORGOR Waa Ciidan dalka Turkiga uu Soo Tababaray Intooda Badan oo Aad U Tababaran,

Waxaana Diyaarad ka Dajisey Gobolka Dego,kenya Ayaa Sheegtay Inay dagaal uga Jawaabayso Hadii mardanbe Isku Dhac Dhex Maro Soomaaliya.

 

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*