DAAWO VIDEO:Arin Yaab iyo Naxdin Leh oo Garoowe Ka Dhacday Wiil Hooyadiis Diley oo Isagana Walalkii Diley

Isbuucani waxaa Baraha Bulshada Soomaalida Aad Looga Hadal hayaa Dhacdo Naxdin leh,Kadib Markii uu Garowe Ku Diley Wiil Dhalinyaro Hooyadiisa.

waxaana Isagana Diley Walalkiisa oo sheegay Inuusan cafinayn Wiilka Diley Hooyadiisa.

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*